Madaxweyne Deni oo soo arkay Dhibaato xoogan oo Abaarta ka dhalatay (Sawirro)

Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta booqday qaar ka mid ah deegaannada Abaartu saameysay ee Gobolka Nugaal, wuxuuna u kuurgalay xaaladda nololeed ee dadka reer guuraaga ah iyo kuwa Abaartu kusoo xeeraysay magaalooyinka. Madaxweynaha ayaa si qoto dheer ugu kuurgalay oo xaalad wareystay dadka Abaartu saameysay ee ku nool deegaanada Xamur, Caano-Yaskax iyo … Continue reading Madaxweyne Deni oo soo arkay Dhibaato xoogan oo Abaarta ka dhalatay (Sawirro)